Dr adna Adan Ismail oo ah dumurka ugu wax qabad ka badan umuda soomaliyeed meel kasto oo ay joogtaba isla markaana ah Dr wax wayn ku soo kor dhisay umada somaliyeed ee dagaaladu aafeeyeen iyo abaaruhuba balse waxa wax laga naxo ah Dr adna Adan Ismail kamanu filayn hadalkaasi qabyaladu ku jirto ee ay ka dhawaa jisay ee ay ku meel marinayso Oradyahanka Soomaliyeed Ee MO FARAH, balse waxa aan aad ugu xumnahay hadalka ka soo yeedhay aan waajib ku ahayn Dr adna Adan Ismail balse looga qurux badanaa in ay hadalka sidaa u dhigto bal fiiri waa kane ( Edna Adan Ismail, the former foreign minister of Somaliland, says: “Mo Farah may have been born in Mogadishu, as were many Somalilanders who happened to be working or living there during the time when Somaliland and Somalia were united, but he is not from Somalia. He is from Somaliland. He is from the Isaaq clan, and Jibril Abokor sub-clan, who are not natives of Somalia…Guardian times wrote this article .that is how educated womens talk…..)source, Guardian news paper, Dr adna Adan Ismail waxay noqotay geed wayn oo qolofi ka dhacay xiliga manta la taagan yahayna MO FARAH mar walba oo uu hadal bilaabaayo waxa uu ku bilaabayey waxa mahadle walalahagya soomaaliyeed marna ma odhanayn Somaliland balse waxa hadalku jiraa Dr adna Adan Ismail in ay hadalkaa dib uga noqo to sobob awgeed Dr adna Adan Ismail loogama baran in ay qabyaalad cadku tilmaamto oradyahanka caanka ee u dhashay dhulka soomaliyeed waxana leeyahay hooyo hadalkaa waa gaf cad ee dib ugu noqo hadalkaa oo iska ilaali hadalad qolofta kaa ridaaya ama aad umuda dhibaya wana laga fiican yahay in aad ilaa sub clan kiisa sheegto maadama cid ku haystaa ma jirto clan kiisa iyo sub clan kiisaba wana la ogyahay halka uu ku dhashay iyo halka uu u dhashayba cidna ma diidikarto balse in uu qof sharafle yiraahdo waa sidaa (He is from Somaliland. He is from the Isaaq clan, and Jibril Abokor sub-clan, who are not natives of Somalia).MO FARAH waxay ku tahay caqab aad u xun ama waji gabax ku noqonaysaa taageerayaashiisa , ama taageerashiisa kana dhigo qof meel kaliya uun laga taagero anaku waan ka soo horjeednaa hadaanu nahay dhalin yarada soomalilyeed ee ku nool dunida daafaheega ee heeganka u ah taagerid MO FARAH waxana ku soo gababaynaa Dr adna Adan Ismail hadalkaa dib u jaleec oo ka fiirso ayaan leehay .
By, Omer A, Hassan
Ankara, Turkey
