Waxaa Halkaan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid ah magacyada musharixiinta ugu cad cad Doorashada Madaxweynanimo ee Soomaaliya ee dhawaan la filayo iyo Qabaa’ilada ee kasoo jeedaan Musharixiintaasi.
Waxaan ka cudur daaraneynaa musharaxiinta aan magacyadoodu na soo gaadhin balse waxaan soo qaadan doonaa kuwa ugu cad cad sida weyna loogu yaqaan saiyaasda Soomaaliya lagana yaabo in midkood uu ku guuleysto tartanka doorashada madaxweynenimo.
1) Sheekh Shariif Sheekh Axmed (Hawiye /Abgaal)
2) Prof Axmed Ismaaciil Samatar ( Dir /Gadabuursi)
3) Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas (Daarood /Majeerteen)
4) Shariif Xasan Sheekh Aadan (Digil iyo Mirifle /Asharaaf)
5) Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo(Daarood /Mareexaan)
6) Cabdi Raxmaan Maxamed Baadiyoow (Hawiye /Abgaal)
7) Xasan Sheekh Maxamuud (Hawiye /Abgaal)
8) Cabdi Raxmaan Cabdi Shakuur (Hawiye /Habargidir)
9) Maxamed Nuur Galaal (Hawiye /Habar Gidir)
10) Cabdulaahi Axmed Cadow (Hawiye /Habar Gidir)
11) Xasan Abshir Faarax (Daarood /Majeerteen)
12) C/Waaxid Cilmi Goonjeex (Daarood /Mareexaan)
13) Cali Maxamed Geedi (Hawiye /Abgaal)
14) Maslax Maxamed Siyaad Barre (Daarood /Mareexaan )
15) Xuseen Khaliif Xaaji Jaamac (Daaroor /Majeerteen)
16) Maxamed Maxamuud Gacmo Dheere (Hawiye /Habar Gidir)
17) Salaad Cali Jeelle (Hawiye /Abgaal)
18) Yuusuf Garaad Cumar (Hawiye /Habar Gidir )
19) Xaaji Maxamed Yaasiin Ismaaciil (Daarood /Majeerteen )
20) Yaasiin Maaxi Macalin (Hawiye /Abgaal)
21) Jeneral Cismaan Xaaji Cumar Falco (Hawiye/Murusade)
Source Wadhaf news.
