Bahda Subulahanews.com ee kala joogta dunida daafaheeda waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan
Boqorka: C/raxmaan Nuur Aden (National)
&
Boqorada: Siraad C/raxmaan Cismaan
oo uu shalay meherkoodu ka dhacay Masjid Jaamaca wayn ee Magaalada Borama, waxan leenahay Boqorka iyo Boqorada:
Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax
waxanan ilaahay uga baryaynaa inuu kala siiyo awlaad khayr qabta, oo ay ku gaadhaan aqal kalkooda badhaadha iyo rayn rayn.
Bahda Subulahanews.com

