maamulka khaatumo ayaa markii ugu horeesay ka hadlay ka bixitaankii magaalooyinka sool joogto iyo maygaagle oo ay ka guureen ciidamada maamulka soomaaliland sidoo kalena waxaa ay ka hadleen afar nin oo laga soo afduubtey deegaano hoosyimaada maygaagle oo ka soo jeeda magaalada qorulugud sheegayna in aysan wax luga ku lahayn maamulka khaatumo kana shaqaynayaan sidii loo siidayn lahaa afartan nin.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook