Inaali laah wa inaa ilayhi rajacuun waxa an halkan tacsi tiiranyo leh uga diray naa dhaman reer cali kiriir dal iyo dibad ba waxa an leenahaywaxa an leenahay ilahay ha iniga siiyo samir iyo iiman yada na eebe qabriga aha u nuura
waxa halkan uga so tacsiyadaynaya dhaman jaaliyada joogta dalka germany oo kala ah sidan tan
- fahiima mahaed warsame
- abdirahman abdilahu
- ahmed husein aleel
- khadiija mahamed yaasiin
- ifrah abdi hasan
- saamiya yay hasan rooble
- faadumo jibriil barkhadle
- aamina jamc osman
- caasha mahaed barkhad
- sahra jibriil tukaale
- shukri mahamed warsame
- aasiya muuse bashiir
