Maxaad Ka Taqaan Fanaaniinta Cododkooda Lagu xasuusto Maalmaha Ciida, warbixin aanu ku eegeyno Fanaaniintaasi

Maalmaha Iidda Idaacadda Raadiyo Muqdisho, Raadiyo Hargeysa iyo Kuwa Maxaliga ee Gaarka loo Leeyahay waxaa laga baahiyaa Heeso kala duwan oo lagu Weyneynayo Munaasabaddaasi,Hadaba Fanaaniinta Codadkooda lagu Xasuusto Munaasabadaan oo kale waxa ka mida ah.

  1. Maxamed Suleymaan Tubeec
  2. AUN Xaliimo Khaliif Cumar Magool
  3. AUN Xasan Diiriye Faarax
  4. Aamino Sahro Barqadle
  5. AUN Farxiyo Cali Faarax
  6. Maryan Mursal Ciise
  7. AUN Maxamed Yuusuf Cabdi
  8. Sahro Siyaad ow Muxumed

Waxaa Diyaariyay.

Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’   | Uurdoox2011@hotmail.com

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook