Dhamaan Hawl-wadee

 

nada Shabakada Subulahanews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska Reer Cali khayre Geedi iyo dhamaan eheladii ay ka baxday oo hooyadood ku geeriyootay borama,

Waxaan ilaahay uga baryaynaa Marxumada inuu ka waraabiyo Naxariistiisa Janatul Fardawsa,  Dhamaan ehelada ay ka baxdayna waxan leenahay Samir iyo Iimaaan Allaha inaga wada siiyo..

Aaaamiiiin……. Aaaamiiiiiinn……….. Aaaaamiiiin

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook