Maanta oo ah maalin khamiis ah ,23/8/2012 , sacaduna tahay 12:00pm , waxa ay dhamaan Reer Ahmed Sheekh Muhumed Caynaan hanbalyo amaba Tahniyad aan la soo koobi karin u dirayaan
Sul: Abdiraxman Ahmed Sheekh Muhumed iyo Hibaaq hussien Sheekh yusuf oo meherkoodu ka dhacay magalada Hargeysa , waxana ay ugu ducaynayaan ducadii rasuulkeena suuban (NNKH) BARAKALAAHU LAKUMAA WA BAARAKA CALAYKUMAA WA JAMACA BAYNAKUMAA BILKHEYR
1-) Aabo Ahmed muhumed caynaan
2-) Hooyo Caasha Aadan jamac
3-) Ifraax Ahmed muhumed iyo gabadheeda
4-) khadra Ahmed muhumed iyo saygeeda iyo ciyaalkeeda oo dhan
5-) Samsam Ahmed muhumed iyo saygeeda iyo ciyaalkeeda oo dhan
6-) Cumar Ahmed muhumed iyo marwadiisa iyo ciyaalkiisa oo dhan
7-) Hussien Ahmed muhumed
Engr Mohamed Ahmed muhumed
9-) Mr Abiibakar Ahmed muhumed
10-) Nimco Hassan muhumed iyo saygeeda iyo ciyaalkeeda
Dhamaan dadkaasi waxay lamaanaha is-mehersaday leeyihiin noqda kuwii isku badhaadha ubad khayr-qabana ilaahay kala siiyo, waxaanay ugu ducaynayaan ducadii Rasuulka (NNKHA) “Baaraka Allaahu laka wa baraka calayka wajamaca baynakum bilkhayr
