halkan waxa an hanbalyo kal iyo laba u dirayaa arooska arooska ka dhacay manta magalda boorama  ee ah boqor abdilahimohaed osman boqorada ayaan ahmed

husein oo an abti u ahay waxa an hallkan uga soo lee nahay guurkiina guur khayr gurigiina giru nagi guulow ka yeel waxanan uguu ducay nayaa duacadii rasuulka

barakalahu laka wa baraka calyka wa kamca bayna kuma fil khayr waxana ugu deeqay naa heeskan oo isugu jira duco dardaaran iyo aamaan

waxan lee nahay gacalnimo hadad isu tihiin gayaan gurigiina lagu hiray guurkiinu raaxiyo guur iyo wanag noqoy guulow aloow lamanahan gar gaar guulow alow

jacaly an gudhayn qalbigooga gali ruux na gar ahaantii gooni uma tisqaadoo kali guur bulsho kali ma gaaree galad iyo wangsan isu garab sadoo dira diraha kala

waxa halkan uga hanbalyay naya dhaman asxaabtaoo joogta dalka germany  kala ah

ahmed husein aleel

omar jam ilmi

mohamed abdilahi veron

saed osmael ahmed

bashiir husein qaalib

badri hasan

mustafe abdi nona gomez

mustafe aadan mahamuud

meaad omar mead

mawliid dahir qaabil

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook