Bahda Blue Sky Digital Video Production waxay hambalyo iyo bogadin u dirayaan Boqorka: C/laahi X.Maxamed Cismaan & Boqorada: Ayaan X.Axmed Xuseen oo uu meherkoodu shalay ka dhacay Magaalada Borama, gaar ahaan Hotel Rays.
waxaan leenahay Boqorka Iyo Boqorada is calmaday…..
GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX
Anagoo ah dhamaan Shaqaalaha iyo hawl wadeenada Blue Sky Digital Video Production, oo xarunteedu tahay Borama Waxan ilaahay uga baryaynaa inay noqdaan kuwii aqal galkooda ku gaadha bash-bash iyo badhaado…. ee Awlaad khayr qabta kala hela oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca.












