Minnesota(Subulahanews)Dada waynaha ku dhaqan magaalada Minneapolis ayaa waxay u ciideen sanadka si la yaableh, hada , xafladaasi iyo sidii ay u dhacday waxaa inoo daahin doona, Wariye Cawaale C/laahi Cawaale oo Ku sugnaa Magaaladaasi. Hoos ka daawo.

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook