Borama (Subulahanews.com) Shil baabuur oo ka dhacay magaalada borama ayaa sida wararku sheegayaan gaystay khasaare nafeed ,  Shilkaasi ayaa ka dhacay Iskarogo (shaamboo) iyo Bajaaj (Tik) ka kala adeegta magaalada Dhexdeeda.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

BY WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook