Anagoo ah Ardaydii Form Four B ee 2011-2012 waxan hambalyo qaaliya u diraynaa boqorka saydi maxamed muumin iyo boqorada saynab c/rahman dahir oo uu meherkoodu ka dhacay magaalada borame maalintii axadii bishu ahayd 26/08/2012 waxan leenahay بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في الخي
GACAL IYO SOKEEYABA GURKIINA LAGU FARAX
Waxanan ilaahay uga baryaynaa inay aqal kooda ku gaadhaan badhaadhe, rayn-rayn, farxad iyo Damaashaad
Aaaameeeeeen……. Aaaameeeeeeeeeeeeeeeeen……….Aaaaaaaaaaaaaameeeeeeeeeeeeeeen

