Dhammaan reer Barkhad Riyaale Kheyre waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaa dhamman qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Ilaahay Naxariistii Janno ha ha waraabiyee XAAJI IBRAAHIM MAGAN NUUR, oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorama 8/27/2012. Waxaan ilaahay uga baryeynaa inuu Jannadii Fardowsa Acla qasri uga sameeyo isaga iyo dhammaan muslimiinta.
Saciid Barkhad
