London(Subulahanews)-Dhamaan qoyska reer Miicaad Allaleh

oo kala jooga wadanka dibadiisa iyo gudahiisa waxay tacsi tiiraanyo leh u diriyaan Dhamaan qaarabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Ibrahim Magan oo maanta ku geeriyooday magaalada Boorama.

Waxan ilaahay uga baryaynaa inuu janadii farduusa ka waraabiyo intii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo

AAMIIN! AAMIIN!AAMIIN!

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook