Dhamaan Hawlwadeenada Subulaha news waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan dadwaynaha u ka baxay Marxuum Ibraahim Magan Nuur oo galabta ku geeriyooday Magaalada Borama…… INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUNNLL … RABI HA U NAXARIISTO …

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook