London(Subulahanews)-Sanadkasta waxaa dabaaldeg dhaqan ah ku sameeya wadamada aduunka gaar ahaan Latin America iyo Yurub malaayiin dad ah, hadaba waxaa dalkan Uk magaaladiisa London ka dhaca dabaaldega Labaad ee aduunka u wayn oo ay ka soo qayb galaan inka badan laba milyan oo qof hadaba dabaaldegaasi oo hada bilaabmay waxaan idiin soo gudbinaynaa sawiro hordhaca laakiin qaybaha kale kala socda Subulahanews
Subulahanews.


















