Prof.Hassan Ali Othman iyo dhammaan qoyska reer awgamboole meel kasta

oo ay joogaan waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo eheladii

oo ka baxay Alaha u naxiirstee Marxuum Ibrahim Magan Nur.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Alaah sabir inaga siiyo isaga

na jannadiisii fardowsa ha ka waraabiyo.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook