Dhamaan Reer Cumar Kahin (Geljire) meelkasta oo ay kala joogaan waxan
halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhamaan Reer Ibraahim Magan
meelkasta oo ay kala joogaan oo uu kageeriyooday aabohood Ibraahim
Magan Nuur maanta magaalada Borama oo ay taariikhdu tahay 27/08/2012,
waxaanan leenahay dhamaan qoyskii,eheladii,qaraabadii iyo asxaabtiiba
inuu samir iyo iimaan kasiiyo geeridaa naxdinta leh, marxuumkana
janadii fardawsa inuu ilaahay geeyo amiin amiin amiin.
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
