Anagoo ah Jaliyada reer Awdal ee degan Gobolka Minnesota waxaan tacsi u diraynaa dhamaan Ilma Ibrahin Magan Nur meelkasta oo ay joogaanba, anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii naxdinta lahayd ee ku timiday Aabbahood Ibrahim Magan Nur. Maruxuunka waxaan illahay uga baryaynaa inuu janadii farowsa ka waraabiyo. Caruutii, xaaskiisa, ehelkii iyo dhamaan reer Awdalna samir iyo iimaan ka siiyo. Inaalilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajucuun.
Xaaji Ali Warsame iyo xaaskiisa
Ibraahim Xaaji Muxumed Ayeh iiyo xaaskiisa
Mohamed M Abdilahi Shiine iyo xaaskiisa
Xassan Samater iyo Xaaskiisa
Mahdi Musse Isaaq iyo xaaskiisa
Hussein Jama Wadaadyare iyo Xaaskiisa
Mustafe Nur iyo xaaskiisa
Abdisamad Aw Ali Cateeye iyo xaaskiisa
Muhyadiin Abdullahi Warsame iyo Xaaskiisa
Cibaado geele iyo caruurteed
AAMIIN, AAMIIN
