Aniga oo ku Hadlaya magaca Reer Awgambole dhamaantood waxan tacsi tiiraanyo leh u direynaa reer

Magan Nuur Waxanan uga tacsiyadeyneynaa geerida ku timid Allaha U naxariista eh Ibrahim Magan Nuur oo ahaa Allaha u naxariiste eh Odey ,Suldaan, Siyaasi aan marnaba laga ilaawi doonin Awdal iyo Selel iyo guud ahaanba somaliland , Waxanan leenahey Allaha naxariistii Janno Haka waraabiyo Ibrahim Inakana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aaaamiiin Aamiin .

 

Abubaker Ali Osman Awgambole

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook