Jaaliyada reer Awdal ee Norway, waxay si toos ah ula socdaan dhaqdhaqaaqa ururka Tol ka wada gobolada Awdal ,Salal iyo Gabiley. Jaaliyadu waxay aad u dhaliilaysan tahay sida ururka Tol wax uga wada wadankii .iyadoo dhamaan qurba jooga Awdal ogyihiin dhibaatadii uu ururkan Tol kala dhex dhigay bulshada Reer Awdal ee walaalaha ah.
Gudoomiyaha ururka Tol Ahmed Ismail Samatar oo ahaa aas aasihii ururkan wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka loo tiranayo murankii iyo isqabsqabsigii dhex maray Salaadiinta beelaha samaroon wakhtigii soo dhawaynta Ugaaska.Prof. Ahmed Ismail oo qudbad u jeedinayay jaaliyada reer Awdal ee waqooyiga Ameerika waxaa u sheegay in awoowyashaashii aanay u sheegin wax la yidhaahdo Ugaas samaroon oo ay lahaayeen Beelaha samaroon.waa wax lala yaabo in maanta la iska indho tiro taariikhda beelaha samaroon oo maraysa ugaaskii sagaal iyo tobnaad(19).
Haddii aan dib u jaleecdid taariikhda iyo maalaha lagu kaydiyo taariikhaha aad ka arkaysid cadaymo rasmi ah oo muujinaya taariikhda ugu dheer dhulka Somaliyeed degto in ay leeyihiin beelaha samaroon. Hadaba Maanta ninka Profuseerka sheegayanay ee dafirsan taariikhdiisa ma sheegan karaan inuu tolkii isku keenayo inagoo og dhibaatadii uu gaystay isaga iyo ururkiisuba.
Jaaliyad ahaan waxaan aaminsan in dhibaatooyinka la kala dhex dhigay beelaha samaroon ee wadaa dhashay ay kow ka yihiin Prof Ahmed Ismail iyo Dr Hussein Warsame oo ah isagu ninkii ka dambeeyay Inay beelaha laga tiro badan yahay ee habar cafaan ay diidaan arinta Ugaas oo ay shirkii barakaale qodobadii ka soo baxay lagu daro in aanu jirin wax la yidhaahdo Ugaas matala beelaha samaroon. taasi oo aflagaado iyo gaf ku ah wixii ay awoowayaashay u soo dagaalameen una dhinteen.
Hadaba hadaan nahay Qurba jooga Reer Awdal ee ku nool Wadankan Norway waxaan ku talin lahayn Qodoban Hoos ku qoran.
1. Ugu horayn ururka Tol waxaan ugu baaqaynaa inuu raali galin ka bixiyo hadaladii deelqaafka ahaa ee uu ku weeraray Ugaaska beelaha samaroon.
2. In ururka ka shaqeeyo qaabkii looga shaqayn lahaa midnimada samaroon kana bilaabo sidii salaadiinta kala tagtay heshiis loo dhex dhigi lahaa.
3. Jaaliyada waxay ka soo horjeedaa in beelaha samaroon wax ku qaybsadaan wax la yidhaahdo saddex dhadhaar , maadaama ayna beeluhu tiro ahaan iyo deegaan ahaanba isleekayn.
Gunaandkii jaaliyadu waxay ku talinaysaa in ay talada tolka cid gaar ah aan gacmaha looga laaban , salaadiinta ka maqan shirkan ay cod dheer ku sheegayaan waxay rabaa iyo sida ay aragtidoodu tahay.
Magacyada dadka baaqan diraya
Ahmed Cilmi Jamac
Mahdi jaamac Guuleed
Axmed Mohamed cige
Ahmed Yuusuf Barkhadle
Mukhtaar ahmed cali
cali Mohamed maal
Xasan Faarax ahmed
Mohmed muxumed Bade
Maxamed Yuusuf wayrax
Daahir faarax Baydal
Aadan Cabdi Cadar
Cumar cabdi Cali
Maxamed cige Wabari
Mahdi Xasan Cumar
Mustafe Cabdi C/laahi (Meeyo)
Sh.Ahmed Ibraahim Aaden
C/laahi Ahmed Sheekh jaamac
C/naasir Muuse ceelaabe
Maxamed Jamac caateeye
Maxamed Daahir Maydhane
C/laahi Ahmed faarax
Abshir A/laahi Cukur
Xasan Maxamed Kooshin
Maxamud Cali mariye
Jaabir Ibraahim Aden
Cumar muuse Cali
Maxamed Cali muuse
Sayid cali Tubeec
C/lwahab faarax kaamil
Maxamud cali cisman
abdallah ali jamac
Cismaan muuse geedi
Cumar mohmaed
Axmed Cabdi dagaal
Farax Xasan cabdi
Cige abdilaahi geele
Cali Cabdi faarax
Cabdi kaamil ciise
Axmed Maxamed muuse
Cumar xasan cali
Ahmed Nasir cali
Abdiraxman Xuseen Ciise
Abdisaq Axmed Maal
Maxamed ali cismaan
Maxmed Ali sharif.
Mukhtar Ayaale . Ismail
Abdiqaadir Xasan Abdilaahi
Ahmed Ibrahim Farax
Xasan Ali khayre
Said Maxmed Jamac.
Jamal Aamin Abdilaahi
Faarax Sharif Geedi
Samatar Abdi Maxamuud
Ismail Axmed Aaden.
Jaabur Xasan abdilaahi
Abdiqaadir Abdi Xasan
Mustafe Abdi Ibrahim –
Khadar Aadan nuur
Axmed Suldan Lodon.
Sacad Mohamed Caynashe
Deeq Ismail faarax
Mawliid nuur qaabil
Ahmed jamac Abdi
Naasir Nuur Ismaciil
kamal yaasiin Ahmed
Abdishakur Xasan Xusen.
Ahmed Abdi Cige
Mukhtar Ali Cilmi
Guuleed Mohamed Hasan
Ahmed Abdi Geedi
Abdisamed ahmed Jibril
Maxamed Axmed Said (samakari)
Abdiraxman Cise Xusen
Abokor omar muumin
Abdisaq Axmed Maal
Abdiwahab Farax kamil.
Maxamed Abdiraxman Abran
Maxmed Ali sharif.
Maxmed Ismail Ayanle
Ismail Axmed Aaden
Gudida Ardaaga beesha Makhahiil.
Mahdi Jaamac Guuleed (Guddoomiye)
Abdirahman Abdillahi Ciise G/xigeen
Wihiib Aaden Shirdoon
Hassan Farah warfaa
Ahmed Diriye wacays
Wabilaahi tawfiiq. Guul iyo Midnimo
