Kampala(Somaalinet)Manta oo aya tariikhdu tahay 9/1/2012 ayaa waxa qabsoontay xaflda xil wareejin ah oo ka dhacday jaamacad ku taala dalkasi uganda oo lagu magacaabo international health sciences university .
xalkaa oo ay ka soo qaybagaleen qaar ka midah ardayda ajaanibka aha ku waasi oo matalya dalkooga. waxa qudbada dheer ka soo jeediyay gudoomiyhii xilka werejinyay KHALID IBRAHIM (QAWS)
oo ka hadlay ururka sidii loo soo dhisay ,wixii uqabsoomay iyo caqabdihii ka hore yimiday intuu xilka hayay iyo uu siiyay gudomiyha hada xilka loo doortay. waxa kale oo gudoomiyhu oo ku soo dhaweyay
dean of student of international health sciences uiversity oo lagu magacaabo (patrick kagtakata)waxa uu u sheegay somalida dhigta jaamcada in ay yihiin ardayda ugu xishamda badan oo aad ugu xidhan diinta islamka oo waliba aya ku dhaqmaan sida ugu fiican. waxa kala oo xaflada ka hadalay madexweynha(guild president )aryda dhigta jaamcda oo dhan oo lagu magacaabo (jatho alfred)
waxa uu u sheegay arayda soomaliyeed in ay yihiin dadkii i soo doortay waligna anan iloobayn abaalkooga. waxa kala oo intaa ku daray in somali student association ay aad u la shaqeeyeen dhismha dawladiisa cusub.waxa kale oo ka hadalay gudoomiyha cusub (maxamed abdulle) oo uu sheega ardayda in gudoomiyhii hore uu waxa badan qabtay, waxa kale oo intaa ku daray in loo duceeyo xilka uu qabtay. waxa ay jaamcadu gudoon sii say shahadooyin (certificates) ardyda ka soo shaqaynasay ururka sankii 20011 ilaa 2012.
Khalid Saciid
kampala








