London(Somaalinet)-Dhamaan Bahda Subulahanews meelkasta oo ay joogaan iyo akhyaarta hoos ku qoran waxay tahniyad aan la soo koobi karin u dirayaan arooska Boqor Faysal Cumar Bille iyo Boqorada Abyan Caydiid Farah Dheere oo meherkoogu ka dhacay shalay magaalada minnesote ee Gobolka Minneapolis, Waxay ilaahay ugu baryayaan reerkii lagu nasto ee lagu nagoodo ubad khayr qabana kala hela Aamiin! Aamiin! Aamiin!
Akhyaarta Tahniya diraysa waxay kala yihiin.
Ifraah Ismaaciil Jibriil iyo caruurteeda Siman iyo Amiin
Rahiima Ismaaciil Jibriil
Rahma Ismaaciil Jibriil
Hooyo Maryan Kaamil Warfaa
Jamaal Miicaad Allaleh
Jiilane Jamaal Miicaad iyo xaaskiisa
Malyuun Miicaad Allaleh iyo caruurteeda iyo xaajigeeda Maxamed Yonis Caateeye
Mustafe Miicaad Allaleh iyo caruurtiisa
Khalid Mustafe Miicaad iyo xaaskiisa Faadumo Maxamed Xasan
Foosiya Miicaad Allaleh iyo caruurteeda iyo Xaajigeeda
Dr Cabdirahmaan Jamac Hadi
Maxamed Miicaad Allaleh iyo inantiisa Suleekha
iyo xaaskiisa Leyla Xasan Kahin
Ruqiya Miicaad Allaleh iyo caruurteeda iyo saygeeda Aadan Xaaji Muxumed Aye
Cabdirahmaan Cumar Billeh iyo carruurtiisa iyo xaaskiisa Haweeya Cali Axmed
Cabdirashiid Cumar Bileh iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa
Maxamed Cumar Billeh iyo caruurtiisa iyo Xaaskiisa
Cabdiwahaab Cumar Billeh iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa
Canab Cumar Billeh iyo carruurteeda
Cabdirisaaq Cumar Billeh iyo caruurtiisa iyo xaaskiisa
Foosiya Cumar Billeh iyo carruurteeda
Dhamaan waxay dadkaasi leeyihiin ilaahay ha idiinka dhigo reer khayr qaba AAMIIN! AAMIIN! AAMIIN!
