Dhamaan dadwayanaha ku hadla afka soomaaliga gaar ahaana Bulshawaynta Gobolada Awdal, Salal iyo Gabiley waxaa la ogaysiinaya inay ku soo biirtay shabakadaha wararka shabakad cusub  oo la magac baxdey Saylacnews.net

Haddaad doonaysid inaad ogaato xaqiiqda  dadkaaga iyo dalkaaga, fadlan kala xidhiidh shabakadda cusub ee saylacnews.net taas oo aad ka helli karto warar sugan iyo dhacdooyinka dunidda oo dhan.

Shabakadan caalamiga ah ee saylacnews.net oo ay ka hawlgalaan wariyayaal aqoon dheer u leh saxaafada dibada iyo warbaahinta dalka ayaa ah mid aad kala socon karto warar hufan oo ka fog beenta, isku dirka, abuurida xiisadaga gobolada iyo waliba wax kastoo ka nixin karaya  muwaadinku meel kastoo uu joogaba.

Halwadeenada shabakadu waxey kuu balan qaadayaan soo dhaweyn diiran iyo waliba in aad boga hore ee shabakada ku soo bandhigi karto fikir kasta oo caafimaad qaba oo bulshada iyo baladkaba faa’iido weyn u ah.

Meel kaste oo aad dunidda dacaladeeda ka joogto ha moogaan Website-ka saylacnews.net

Wixii faahfaahin ee intaas dheer waxaad kala xidhiidhi kartaa
saylacnews@live.com

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook