Borama(subulahanews)Urur siyaasadeedka Wadani oo maanta soo bandhigay Musharaxiintiisa uu Tartamaysa Doorashada Golaha Deegaanka ee Magaalada Borama.
Waxa kale oo Munaasibada ka qayb ahaa bonboyda oo soo bandhigay hawsheedi looga baahnaa.
BY WARIYE SHARBI YARE
SUBULAHANEWS
BORAMA/SOMALILAND



































