Dhamaan Hawlwadeenada Shabakadu waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoayskii iyo qaraabadii u ka baxay Marxuum Col. Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Raage ( Sh.Cabdilaahi Sanco) oo Maanta ku Geeriyooday Magaalada Borama ,Marxuumka waxaan Rabi uga baryeynaa Naxariisti jano Qoyska iyo qaraabadan ilaahay inuu Samir iyo Imaan ka siiyo…..Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin..

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook