Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed ee Wax ka barata Dalka Jordan Waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum AlXaaji Col. Sheekh Cabdilaahi Sheekh Ibraahim Raage ( Sh.Cabdilaahi Sanco) oo ku geeriyooday Maanta MAgaalada Boorama. Gaar ahaan Saaxiibkayo Dr.Cabdirisaaq Sheekh Cabdilaahi. Waxaan Marxuumka Ilaahay uga baryaynaa inuu Janadii fardawsa Ka waraabsho, Danbigiisana Dhaafo, Ehelkii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin
Waxa tacsida diraya
· Dr.Bashiir Sh. Cabdulaahi Mucalim
· Dr. Cabdikariim Maxamed Cabdi Daauud
· Cadnaan Xasan Cadnaan
· Xasan Maxamed Rooble
· Kaynuun Cismaan Cumar
· Dr. Aweys Abubakar
· Dr. Axmed Cismaan “khamsa”
· Eng. Cabdiraxmaan sheikh xasan calasaw
· Dr. Khadra cabdiraxmaan cumar
· Dr. Fatxiya Maxamed Nuur
· Cabdilaahi Nuur Xuseen
· Cabdifataax Cabdi Aadam
· Fatxiya cabdilaahi Nuur
· Maxamuud axmed Aadam
· Ubax daahir
· Khaalid maxamed yuusuf
· Mubaarak Xasan cabdi
· Axmed Maxamed Axmed
· Cumar cabdi wacays
· xasan cabdale cumar
· Ilyaas cabdi gacal
· Axmad cabdi shire
· Mukhtaar iibey
· c/raxmaan daahir cali
· xasan cali wajiis
· c/salaam mucalim salaad
· c/raxmaan axmad cali
· maxamed Ibraahim Bile
· Maxamed Cabdilaahi maxamed
