Waxaa maanta ka dhacaysa Magaalada Muqdisho Doorashada Madaxwaynaha Dalka Soomaliya taasoo la filayo in lagu soo doorto Madaxwayne Hogaamiya guud ahaan dalka Soomaliya.
Hadaba Hoos ka Akhriso 24 ka musharax ee u taagan Qabashada Xilka Madaxwaynaha Soomaliya.
1.Xuseen Khaliif Jaamac
2.Maxamed Axmed Saalax
3.Salaad Cali Jeele
4.Ibraahim Cali Xuseen
5.Saciid Ciise Maxamuud
6.Cismaan Maxamed Gacal
7.Maxamed C/laahi Oomaar
8.Maxamed C/Weli sheikh Yuusuf
9.Maslax Maxamed Siyaad
10. Zakariye Maxamuud Xaaji Cabid
11. C/raxmaan Baadiyoow
12. C/waaxid Cilmi Goonjeex
13. C/laahi Axmed Cadoow
14. C/weli Maxamed Cali Gaas
15. Maxamed C/laahi Farmaajo
16. Axmed Ismaaciil Samatar
17. Xasan Sheekh Maxamuud
18. Shariif Sheekh Axmed
19. Yuusuf Garaad Cumar
20. Cumar Salaad Cilmi
21. C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi
22. Bashiir Nuur Bidaar
23. Xaaji Maxamed Yaasiin
24. C/qaadir Cosoble

