Muqdisho(Subulahanews)-Wasiirka Dastuurka hore Cabdiraxaam Xoosh Jibriil oo la hadlaayey idaacada kulmiyey ee magaalada Muqdisho ayaa edeeyn kulul u jeediyey gudoonka Barlamaanka isagoona eedasi ku tilmaaamay doorashadii Madaxweynanimada dhacday in si qaldan loo meereeyey taa oo ugu macneeyey in la meel marin wayey qorsha ay horey u soo dajiyeen ee ah in markii hore lagu xirey musharaxa madaxweynaha in uu la yimaado 20 xildhibaan taa oo ku tilmaamay in si qaldan u mareyeen gudoonka Barlamaanka

 

 

Wasiirka Dastuurka hore Cabdiraxaam Xoosh Jibriil ayaa doorashadii madaxweyne uu ku guleystay Xasan Sheikh Maxmaud ku sheegay ay si xaaran ah u dhacday isagoona u muuqda nin diidan hanaanka dimoqoradiyada ee ka dhacday Barlamaanka Soomaliya.

 

Wasiirki hore ee dastuurka ayaa si doo kale ku eedeeyey gudoonka Barlamaanka in ay si sax ah u dhicin doorashadii looqaday xubnihii Barlamaanka loo diidanaa iyadoona la xasuusan yahay in si toos ah loo dawanaayey doorashdasi siday u dhacdayna si sax ah aheyd marka waxaa la weydiinaa wasiirka ma sidoow rabay hadoow waayey sax maaha miyaa labadii Doorasho sida saxda u dhaceysay

 

Wasiirka Dastuurka hore Cabdiraxaam Xoosh Jibriil ayaa lagu xasuusan karaa in maalintii doorashada dhaceysay madaxweyahah uu isku dayey in uu carqaladeeyo isagoona lagu xasuusan karo in uu ahaa qas wadaha koowaad ee hortagnaa hanaanka nabada ee looga bixi karo xiliga kala guurka waxase lees weydiinaya waxaa isku midka ka dhigay isaga iyo Faroole oo gudoonka Barlamaanka eedeynta u soo jeediyeen iyadoona la dhihi karo waa gudoonkii Barlamaanka ugu ficanaa 20 kii sano ee KMG lagu jiray

 

Subulahanews.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook