Borama(subulahanews)wararka naga soo gaadhay saldhiga dhexe ee magaalada Boorama ayaa tibaaxaya in labadii wariye ee ku xidhnaa saldhiga ee kala ahaa wariye Haashim Sheekh Cumar iyo Wariye Mursal Cilmi cumar ay dib loogu soo celiyey xoriyadoodi isla markaasina ay imika ku sugan yihiin xaafada ay ka degan yihiin magaalada Boorama .
wararku waxay intaasi ku darayaan in labada wariye lagu soo daayey damiin

SOURCE:GEESTIIR.COM

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook