Borama(ubulahanews) Kadib kualan ay ku yeesheen masuuliyiinta heer gobalk iyo heer degmo ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID magaalada Boorama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxaa ay ku soo bandhigeen murashixiinta uga qaybgalaaya doorashada golaha deegaanka ee Boorama iyaga oo ka hadlay arimobadana halkan ka daawo.

Subulahanews/somaalinet.com

Borama/Somaliland

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook