Borama(Subulahanews)
Dabaaldag Kala Hoyatay Garoonka Weyn Ee Biroole
Kualnkii dhex martay kooxda c/silimo iyo dhidar oo si xamaasad leh
looga daawanaayay maanta garoonka weyn ee biroole laguna bilaabay jawi
dagan oo dad aad u kala taageersanaa labadaaski kooxoodna si dagan loo
daawanaayey.
Ciyaarta labada kooxood midba midka kale ka baqayaay in weerar lagu
qaado oo in badan wax gool ah ku eegin oo galinkii hore ee ciyaartaba
ku kala nastay waxba la’aan 0—0 ku kala baxay.
Galinkii dame ee ciyaarta ayaa la isku soo laabtay oo kooxda c/silimo
in baan ayay jaanis ay haysay ka faaiidayn weyday oo wax gool ahna
keeni kariweyday oo labada kooxood waxaad moodaysay in ayba kala
baqayaan oo kooxda dhidar difaaca adkaysatay weerarkii c/silimona
waxba keeni waayay oo waji kale ciyaartuna isku badashay oo kooxda
dhidar in badan nasiibku ilaalinaayey ayaa ciyaartuna kku dhamaatay
0-0 sidaasina ku dhamaatay oo labada kooxood loo dhigay goolkulaad ama
rigoodhe.
Sidii loo kala laagtay golasha lakala dhashaday ciyaartan
Kooxda C/silimo 4 VS
Kooxda Dhidar 6 sidaasina
waxaa ku dhamaadayciyaartii maanta ee dhex martay labadaasi kooxood.







