Muqdisho(Somaalinet News)-Sida aan ka heyleyno wararka ka imanaayo xarunta madaxtooyada ayaa sheegay in saacadaha soo socda loo magacaabidoono wasiirka koowaad ee dowlada Soomaliya mudan Maxamed Cabdulaahi Farmaaje iyadoona galinka hore ee Bari subax looga yeeray masuulkaasi xarunta madaxtooyada .
Farmaaje oo heesto teegeero badan oo shacab ah ayaa keentay in xilkaasi loo magacaabo iyadoona talooyinkii ay soo jeedsheen xildhibaanada iyo waxgarad badan oo Soomaliyeed
Madaxweynaha ayaa looga fadhiyaa in uu soo magacaabo Raiisal wasaare tayaleh oo heysto taageero badan oo shacab ah iyadoona shaqsiga uu ilaa iyo hada loo maleynaayo uu yahay Farmaajo madaama bari looga yeeray xarunta madaxtooyada waloow la ogeen go’aanka madaxweynaha in uu is badali doono .
Wararka ilaa caawa leysla dhaxmaraayo ama aan ka heyleyna xarunta madaxtooyada ayaa ah in xilka wasiirka koowaad loo magacaabi Doono mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaaje
Si kastaba ha ahatee saacadaha soo socda ayaa looga fadhiyaa madaxweyne Xasan Sheikh Maxamud in uu magacaabo xilka wasiirka koowaad ee Soomaliya iyadoona la ogeen in uu magacaabidiisa wax iska badasho waloow ilaa iyo hada loo badinayo in xilkaasi uu qaban doono Farmaajo
Source;Dayniile
