Boorama(Somaalinet News)-Dhamaan bahda Subulahanews iyo dhamaan reer Ismaaciil Jibriil oo kala jooga aduunyada daafaheeda waxay tahniyad aan la soo koobi karin u dirayaan Cabdicasiis Ismaaciil Jibriil iyo Ayaan Cawil oo meherkoodu maanta ka dhacay Magaalada Boorama.

 

Dhamaantayo waxanu leenahay Gurigiinu Guri khayr Guurkiinu guurnagi EEBAW ka yeel. dadka tahniyadaynaya waxay kala yihiin.

 

Ifrah Ismaaciil Jibriil iyo caruurteeda Siman iyo Amiin

Farduus Ismaaciil Jibriil iyo Odaygeega

Ikraan Ismaaciil iyo caruurteeda Najma iyo Nasir

Nimco Ismaaciil Jibriil

Deeqa Ismaaciil Jibriil iyo saygeega Ducaale Axmed iyo

caruurteeda Cabdiqani iyo Cabdirahmaan

Cabdirahmaan Ismaaciil Jibriil

Raxma Ismaaciil Jibriil

Maxamed Ismaaciil Jibriil

Faysal Ismaaciil Jibriil

Samiira Ismaaciil Jibriil

Hooyo Caasha Cawaale

Hinda Farah Xasan

Maxamed Miicaad Allaleh

 

Dhamaan dadkaasi waxay ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela. Anaguna waxaanu leenahay AAMIIN! AAMIIN! AAMIIN!

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook