Urur Siyasadeedka Dalsan oo Maanta soo Bandhigay Musharixiintiisa Uga Qaybgalaysa Golaha Deegaanka ee Magaalada  Borama.

Xafladan lagu shacinayey Musharixiinta uu tarmamaysaa golaha deegaanka ee magaalada borama ayaa waxa ka soo qaybgalay gudoomiyaha ururka dalsan iyo wafti balaadhan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

BY:WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS

BORAMA/SOMALILAND

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook