Borama(Subulahanews)Waxaa casho sharaf loogu sameeyay Hutel Rays ee magaalada Boorama Eng. Maxamed Siciid oo ka ah wiil dhalinyaro ah oo ugu shaqeeya Ururka samafalka ee Tawfiiq tabaruc, iyada oo ay ka soo qaybgaleen hadalona ka jeediyeen masuuliyiinta kaladuwan ee ururkaasiyo iyo qurbajoog, hadaba halkan ka daawo.

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook