Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hooggaaminayo ayaa goordhow u ambaxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya xildhibaano iyo saraakiil ciidan.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa waxaa socdaalkooda uu yahay mid ay ugu guurgalayaan xaalada amaan ee magaalada iyo qoysaskii ay saameeyeen fatahaada wabiga Shabeelle ee B/weyne.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook