London(Somaalinet)jaaliyada Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka Uk Ayaa Xalay Isugu Yimid Kulan Ay Dhaqaala Ururin Ugu Samaynayeen Dadkii Ay Wax Yeeladu Kasoo Gaartay Fatahaadii Wabiga Shabeele Ee Magaalada Baladweyne.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook