Borama(Subulahanews)Waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay xarunta wasaarada Caafimaadka ee Gobalka Awdal tababar lagu joojinaayay FGMKa ama gudniinka gabi ahaantii,tababarkani oo ay soo abaabuleen masuuliyiinta ururka Kalkaaliyeyaasha Somaliland kana waramay inta uu soconaayo iyo Ujeedada laga leeyahay halkan ka daawo.

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook