Hargaysa(Subulahanews)Waxaa maanta ka dhacay Hutel maanta ee magaalada Boorama kulan lagu xoojinaayay nabada iyo amaanka islamarkaasina lagaga hortagaayay khilaafaadka ba’an ee mudooyinkii ugu danbeeyay ka taagnaa deegaanada kaladuwan ee gobalkani Awdal, hadaba kulankani iyo sidii uu u dhacay iyo waliba inta uu socondoono halkan kadaawo.

BY:WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook