Borama(Subulahanews)Ururka samafalka Tawfiiq waxaa ay ugu baaqayaan walaalaha muxsiniinta ah ee jecel inay hormarsadaan khayraadka in ay u baahan yihiin in laga caawiyo guri ay gacanta ku hayeen dhismihiisa oo loogu talagalay qoys agoona, gurigani ay oo booska laga dhisaayo uu bixiyay nin muxsina oo degan wadanka denmaark halka ay lacagta lagu dhisayna ay ka bixiyeen hablaha ururka CAWO ee isla wadankaasi denmark.

 

BY:WARIYE SHARBI YARE

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook