Borama(Subulahanews)Hay’ada dhismaha iidadka gobalada Awdal iyo Salal ee magaceeda la yidhaahdo ASARDA ayaa maanta soo kormeertay kana warantay halka uu maraayo jidka u dhaxeeya magaalooyinka Borama Tuli, waxaanay sidoo kale intaasi raaciyeen masuuliyiintani dadaaladii ugu danbeeyay ee ay ka qabteen jidkaasi, hadaba halkan ka daawo.
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALIland

