Borama(Subulahanews)Isuduwayaasha laamaha dawlada ee G/Awdal ayaa maanta ka shiray xaalado nafaqo daro ah oohaysata caruur badan oo ku nool G/Awdal iyo sidii la isaga kaashan lahaa wacyigalin balaadhan oo loo sameeyo bulshada si loo dhiiri galiyo naas nuujinta iyo daryeelka caruurta.

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND

 

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook