Borama(Subulahanews) Waxaa maanta shahaadooyinkii cadaynaayay in ay dhamaysteen taxfiidka qur’aanka Kariimka loogu qaybiyay 11 arday oo taxfiidka qur’aanka kariimka ka baranaayay Markazka Daarul-furqaan ee xifdiga qur’aanka kariimka, hadaba munaasibadii loogu talagalay farxada ardaydaasi oo ka dhacday barxada dugsiga hoose dhexe ee Ubaya Binu-kacab, halkan ka daawo.

SUBULAHANEWS.COM

BORAMA/SOMALILAND.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook