Borama(Subulahanews)Isuduwaha wasaarada Caafimaadka Gobalka Awdal Dr. C/raxmaan Jaamac Hadi oo ka hadlay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta caafimaadka gaar ahaan Qaybta talaalka ayaa uga digay masuulkii gudan waaya shaqadiisa xilkuu doonaba ha hayee in uu ka tagi doono shaqadiisa, hadaba halkan ka daawo arintani.
BY:WARIYE SHARBI YARE
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND

