Reer Saleebaan Cumar waxay Tacsi u dirayaan Marxuum Cabdillaahi Siciid Dheere

Hooyo Nuura Xuseen Cismaan, Aabbo Saleebaan Cumar Axmed, Hooyo Hinda
Faarax Axmed, Maxamed Saleebaan Cumar, Axmed Saleebaan Cumar,
Cabdikariin Saleebaan Cumar, Cumar Saleebaan Cumar, Suhayb Saleebaan
Cumar, Hodan Saleebaan Cumar iyo Hibo Saleebaan Cumar waxay Tacsi
tiiraanyo leh u dirayaan qoyska reer Siciid Dheere, qaraabadii iyo
qarankii uu ka baxay Marxuum Cabdillaahi Siciid Dheere oo shalay ku
geeriyooday shil-baabuur oo ka dhacay jidka u dhexeeya Hargeysa iyo
Berbera, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu naxariistiisii janno ka
waraabiyo, qoyskii iyo qarankii uu ka baxayna Samir iyo iimaan ka
siiyo. Aaammiin, Aammiin, Aammiin.

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook