
Borama(Subulahanews)Iyada oo maalmihii ugudanbeeyay ay ka jireen Somaliland arimo la xidhiidha qoditaanka xabaalaha oo ay wadaan hawshaasi khuburo cadaana oo u yimid in ay xaqiijiyaan dad la sheegay in lagu xasuuqay magaalada Hargeysa xiligii Siyaad Bare, ayaa waxaa ka hadlay Cabdi Maxamuud Ismaaciil,hadaba halkan ka daawo.
BY:WARIYE SHARBI YARE
SUBULAHANEWS.COM
BORAMA/SOMALILAND
