Muqdisho(Subulahanews)warar lagu kalsoonyahay ayaa waxay sheegayaan in kooxo habaysan ay toogteen mid ah mid ah wariye ka tirsan idacada shabeele kaasi oo lagu magacaabo maxamed maxamuud (Tuuryare) xili uu kusugnaa degmada Wada jir ilaa hada ma cada sababta loo soo beegsaday wariyahan.
Wariyahan oo dhaawac darana ayaa la sheegaya in loola cararay isbitaalka
wixii warar ah waxaan kale socon doontaan wararkeena kale saacadaha soo socda.

