Quljeed(Subulahanews)Tan iyo intii loo magacaabay meeyartinimada magaalada Quljeed maayarka cusubee hada talada haya ayaa waxaa uu maanta kulan balaadhan la yeeshay madaxda Tuulooyinka(Head Villages)  ay ka kooban tahay degmadaasi, waxaana uu maayarku kala hadlay masuuliyiintani habka ugu wanaagsan ee ay u wada shaqayndoonaan, hadaba halkan ka daawo.

SUBULAHANEWS.COM

QULJEED

ku soo biir subulahanews@hotmail.co.uk,waa cinwaankayaga facebook